Деяния 27:29 ~ Falimaha Rasuullada 27:29

picture

О пасаясь, чтобы не попасть на каменистые места, бросили с кормы четыре якоря, и ожидали дня.


Waxay ka cabsadeen inaannu ku dhacno meelo dhagaxyo leh, markaasay waxay doonnida xaggeeda dambe ka tuureen afar barroosin, oo waxay aad u jeclaysteen in maalin noqoto.

Continue reading Report error