Acts 27:29 ~ Falimaha Rasuullada 27:29

picture

T hen fearing lest we should have fallen upon rocks, they cast four anchors out of the stern, and wished for the day.


Waxay ka cabsadeen inaannu ku dhacno meelo dhagaxyo leh, markaasay waxay doonnida xaggeeda dambe ka tuureen afar barroosin, oo waxay aad u jeclaysteen in maalin noqoto.

Continue reading Report error