Псалтирь 96:4 ~ Sabuurradii 96:4

picture

( 95-4) ибо велик Господь и достохвален, страшен Он паче всех богов.


Waayo, Rabbigu waa weyn yahay, waana mudan yahay in aad loo ammaano. Isaga waa in laga cabsadaa in ka sii badan ilaahyada oo dhan.

Continue reading Report error