Deuteronomy 8:18 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 8:18

picture

B ut you shall remember the Lord your God, for it is He who is giving you power to make wealth, that He may confirm His covenant which He swore to your fathers, as it is this day.


Laakiinse waa inaad xusuusataan Rabbiga Ilaahiinna ah, waayo, kan xoogga aad maalka ku heshaan idin siiyaa waa isaga, inuu adkeeyo axdigii uu awowayaashiin ugu dhaartay, siday maanta tahay.

Continue reading Report error