申 命 記 8:18 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 8:18

picture

要 记 念 耶 和 华 ─ 你 的 神 , 因 为 得 货 财 的 力 量 是 他 给 你 的 , 为 要 坚 定 他 向 你 列 祖 起 誓 所 立 的 约 , 像 今 日 一 样 。


Laakiinse waa inaad xusuusataan Rabbiga Ilaahiinna ah, waayo, kan xoogga aad maalka ku heshaan idin siiyaa waa isaga, inuu adkeeyo axdigii uu awowayaashiin ugu dhaartay, siday maanta tahay.

Continue reading Report error