Deuteronomy 22:9 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 22:9

picture

You shall not sow your vineyard with two kinds of seed, or all the produce of the seed which you have sown and the increase of the vineyard will become defiled.


Beertaada canabka ah waa inaadan ku wada beeran iniino laba cayn oo kala duwan ah, waaba intaasoo ay midhaha oo dhammu quduus kaa noqdaan, kuwaasoo ah iniinihii aad beeratay iyo midhihii beerta canabka ah kaaga baxayba.

Continue reading Report error