申 命 記 22:9 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 22:9

picture

可 把 两 样 种 子 种 在 你 的 葡 萄 园 里 , 免 得 你 撒 种 所 结 的 和 葡 萄 园 的 果 子 都 要 充 公 。


Beertaada canabka ah waa inaadan ku wada beeran iniino laba cayn oo kala duwan ah, waaba intaasoo ay midhaha oo dhammu quduus kaa noqdaan, kuwaasoo ah iniinihii aad beeratay iyo midhihii beerta canabka ah kaaga baxayba.

Continue reading Report error