Deutéronome 1:23 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 1:23

picture

C et avis me parut bon; et je pris douze hommes parmi vous, un homme par tribu.


Oo anna taas aad baan ugu farxay, markaasaan idinkala soo baxay laba iyo toban nin, oo qabiil kastaba nin baan ka soocay.

Continue reading Report error