Deuteronomy 1:23 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 1:23

picture

T he thing pleased me well, and I took twelve men of you, one for each tribe.


Oo anna taas aad baan ugu farxay, markaasaan idinkala soo baxay laba iyo toban nin, oo qabiil kastaba nin baan ka soocay.

Continue reading Report error