1 Летописи 2:44 ~ Taariikhdii Kowaad 2:44

picture

А Сема роди Раама, Йоркоамовия баща; а Рекем роди Самая.


Shemacna wuxuu dhalay Raxam, oo ahaa Yorqecaam aabbihiis, Reqemna wuxuu dhalay Shammay.

Continue reading Report error