Deuteronomy 23:21 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 23:21

picture

W hen you make a vow to the Lord your God, you shall not be slack in paying it, for the Lord your God will surely require it of you, and slackness would be sin in you.


Oo markaad Rabbiga Ilaahiinna ah nidar u nidartaan waa inaydaan ka raagin inaad waxaas bixisaan, waayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu hubaal kaas wuu idin weyddiin doonaa, oo dembi buu idinku noqon lahaa.

Continue reading Report error