Judges 9:41 ~ Xaakinnada 9:41

picture

A nd Abimelech abideth in Arumah, and Zebul casteth out Gaal and his brethren from dwelling in Shechem.


Oo Abiimelegna wuxuu degay Aruumaah, Sebulna wuu eryay Gacal iyo walaalihiisba, oo wuu u diiday inay Shekem degganaadaan.

Continue reading Report error