Deuteronomy 9:16 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 9:16

picture

a nd I see, and lo, ye have sinned against Jehovah your God; ye have made to yourselves a molten calf; ye have turned aside hastily out of the way which Jehovah hath commanded you.


Oo anna wax baan fiiriyey oo waxaan arkay inaad ku dembaabteen Rabbiga Ilaahiinna ah, oo waxaad samaysateen weyl dahab la shubay ah, oo haddiiba gees baad uga leexateen jidkii Rabbigu idinku amray.

Continue reading Report error