w hy, have ye not houses to eat and to drink in? or the assembly of God do ye despise, and shame those not having? what may I say to you? shall I praise you in this? I do not praise!
Sow ma lihidin guryo aad wax ku cuntaan oo wax ku cabtaan? Mise kiniisadda Ilaah baad fududaysanaysaan, oo aad kuwa aan waxba haysan ceebaynaysaan? Maxaan idinku idhaahdaa? Ma waxanaan idinku ammaanaa? Idinku ammaani maayo! Cashadii Rabbiga Oo Xusuusta Ahayd
Continue reading Report error