Acts 27:34 ~ Falimaha Rasuullada 27:34

picture

w herefore I call upon you to take nourishment, for this is for your safety, for of not one of you shall a hair from the head fall;'


Haddaba waxaan idinka baryayaa inaad cunto qaadataan, waayo, taasu waa caafimaadkiinna aawadiis; maxaa yeelay, midkiinna tin keliyahu ka go'i maayo madaxiisa.

Continue reading Report error