A nd by the stream there cometh up on its edge, on this side and on that side, every fruit-tree whose leaf fadeth not, and not consumed is its fruit, according to its months it yieldeth first-fruits, because its waters from the sanctuary are coming forth; and its fruits hath been for food, and its leaf for medicine.
Oo webiga qarkiisana dhinacan iyo dhinacaasba waxaa ka bixi doona geed kasta oo la cuno, oo aan caleentiisu dhari doonin, oo aan midhihiisu dhammaan doonin. Oo bil kastaba wuxuu soo bixin doonaa midho cusub, maxaa yeelay, biyahoodu waxay ka soo baxaan meesha quduuska ah. Oo midhahoodu waxay ahaan doonaan cunto, caleentooduna dawo. Soohdimihii Dalka
Continue reading Report error