Psalm 142:3 ~ Sabuurradii 142:3

picture

W hen my spirit hath been feeble in me, Then Thou hast known my path; In the way which I walk, They have hid a snare for me.


Markii naftaydu gudahayga ku itaal darnaatay, waddadayda waad tiqiin, Jidka aan ku socdona dabin bay iigu qariyeen.

Continue reading Report error