2 Samuel 13:39 ~ Samuu'eel Labaad 13:39

picture

a nd king David determineth to go out unto Absalom, for he hath been comforted for Amnon, for dead.


Boqor Daa'uudna aad buu ugu xiisooday inuu u tago Absaaloom; waayo, wuu ka samray Amnoon, maxaa yeelay, wuu dhintay.

Continue reading Report error