1 Samuel 10:6 ~ Samuu'eel Kowaad 10:6

picture

T hen Yahweh’s Spirit will come mightily on you, and you will prophesy with them, and will be turned into another man.


Markaasaa Ruuxa Ilaah si xoog leh kuugu soo degi doonaa, oo markaasaad iyaga wax la sii sheegi doontaa, oo waxaad u beddelmi doontaa nin kale.

Continue reading Report error