Deuteronomy 28:8 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 28:8

picture

Y ahweh will command the blessing on you in your barns, and in all that you put your hand to. He will bless you in the land which Yahweh your God gives you.


Oo Rabbigu wuxuu ku amri doonaa inay barakadu idinku soo degto idinka, iyo maqsinnadiinna, iyo wax alla wixii aad gacanta ku qabataanba, oo wuxuu idinku barakayn doonaa dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idin siinayo.

Continue reading Report error