Deuteronomy 28:62 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 28:62

picture

Y ou will be left few in number, even though you were as the stars of the sky for multitude; because you didn’t listen to Yahweh your God’s voice.


Oo in kastoo aad u faro badnaydeen sida xiddigaha samada oo kale waxaa uun idinka hadhi doona in yar oo dhawr ah, maxaa yeelay, codkii Rabbiga Ilaahiinna ah ayaad dhegaysan weydeen.

Continue reading Report error