Acts 27:15 ~ Falimaha Rasuullada 27:15

picture

W hen the ship was caught, and couldn’t face the wind, we gave way to it, and were driven along.


oo markii doonnidii la qabsaday oo ay wejiga siin kari weyday dabaysha, ayaannu iska dhiibnay, kolkaasay na kaxaysatay.

Continue reading Report error