I Sa-mu-ên 31:3 ~ Samuu'eel Kowaad 31:3

picture

T hế trận dữ dội cho Sau-lơ; những lính cầm cung bắn trúng người, làm cho trọng thương.


Oo dagaalkiina aad buu ugu sii kululaaday Saa'uul, oo waxaa isagii gaadhay qaansoleydii, oo isna qaansoleydii aawadeed ayuu dhib badan ula kulmay.

Continue reading Report error