M a-ri thưa rằng: Tôi đây là tôi tớ Chúa; xin sự ấy xảy ra cho tôi như lời người truyền! Đoạn thiên sứ kìa khỏi Ma-ri.
Maryan ayaa tidhi, Waa i kan, waxaan ahay addoontii Rabbiga. Sidaad u hadashay ha ii noqoto. Markaasaa malaa'igtii ka tagtay. Maryan Waxay Booqatay Elisabed; Gabaygii Maryan Ee Ammaanta Ahaa
Continue reading Report error