Повторення Закону 34:4 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 34:4

picture

І сказав Господь до нього: Оце той Край, що Я присягнув Авраамові, Ісакові та Якову, говорячи: Насінню твоєму Я дам його. Я вчинив, що ти бачиш його власними очима, та туди не перейдеш.


Oo Rabbigu wuxuu isagii ku yidhi, Waa kaas dalkii aan ugu dhaartay Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub oo aan midkood kasta ku idhi, Dalkaas waxaan siinayaa farcankaaga. Haddaba waxaan ka dhigay inaad indhahaaga ku aragto, laakiinse xaggaas u gudbi maysid.

Continue reading Report error