Повторення Закону 24:14 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 24:14

picture

Н е будеш утискати наймита, убогого й незаможного з братів своїх та з приходька свого, що в Краї твоїм у брамах твоїх.


Waa inaadan dulmin shaqaale la kiraystay oo miskiin ah oo baahan, hadduu yahay walaalahaaga midkood ama hadduu yahay shisheeyaha dalkaaga deggan oo irdahaaga ku jira.

Continue reading Report error