Повторення Закону 20:3 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 20:3

picture

т а й скаже до них: Слухай, Ізраїлю, ви приступаєте сьогодні до бою проти ваших ворогів. Нехай не зм'якне серце ваше, не бійтеся, і не страшіться, і не лякайтеся їх,


oo ha ku yidhaahdo, Reer binu Israa'iilow, maqla, maanta waxaad ku soo dhowaanaysaan dagaal aad cadaawayaashiinna kula diriraysaan, haddaba qalbigiinnu yuusan itaal darnaan, oo ha cabsanina, hana gariirina, iyagana ha ka baqina,

Continue reading Report error