Повторення Закону 13:9 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 13:9

picture

( 13-10) бо конче заб'єш ти його, рука твоя буде на ньому найперше, щоб забити його, рука всього народу наостанку.


laakiinse kaas hubaal waa inaad dishaa, oo gacantaadu ha ahaato tan ugu horraysa oo isaga disha, dabadeedna dadka oo dhammu ha u gacan qaadeen.

Continue reading Report error