Дії 3:8 ~ Falimaha Rasuullada 3:8

picture

І , зірвавшись, він устав та й ходив, і з ними у храм увійшов, ходячи та підскакуючи, і хвалячи Бога!


Intuu kor u booday ayuu istaagay oo socod bilaabay; markaasuu iyaga macbudkii la galay, isagoo socda oo boodboodaya oo Ilaah ammaanaya.

Continue reading Report error