2 хроніки 17:9 ~ Taariikhdii Labaad 17:9

picture

І навчали вони в Юдеї, а з ними була книга Закону Господнього. І ходили вони довкола по всіх Юдиних містах, і навчали серед народу.


Oo iyana dalka Yahuudah ayay dadka wax ku bareen iyagoo wata kitaabkii sharciga Rabbiga, oo waxay ku dhex wareegeen magaalooyinkii dalka Yahuudah oo dhan, oo dadkiina wax bay bareen.

Continue reading Report error