1 хроніки 26:17 ~ Taariikhdii Kowaad 26:17

picture

Н а схід шість Левитів, на північ четверо на день, на південь четверо на день, а для комори по двоє.


Dhanka bari waxaa joogi jiray lix reer Laawi ah, dhanka woqooyina maalintiiba waxaa dhawri jiray afar nin, dhanka koonfureedna maalintiiba waxaa dhawri jiray afar nin, oo guryaha wax lagu kaydiyana waxaa dhawri jiray laba laba nin.

Continue reading Report error