2 царів 14:26 ~ Boqorradii Labaad 14:26

picture

б о Господь побачив Ізраїлеву біду, дуже гірку, і не було вже невільного та вільного, і не було помічника Ізраїлеві.


Waayo, Rabbigu wuxuu arkay dhibaatadii ay dadkii Israa'iil ku jireen inay aad u qadhaadhayd, waayo, ma jirin mid xidhan iyo mid furan toona, mana jirin mid dadkii Israa'iil u kaalmeeya.

Continue reading Report error