2 Самуїлова 13:29 ~ Samuu'eel Labaad 13:29

picture

І зробили Авесаломові юнаки Амнонові, як загадав був Авесалом. А царські сини повставали, і сіли верхи кожен на мула свого, та й повтікали.


Oo midiidinnadii Absaaloomna waxay Amnoon ku sameeyeen wixii Absaaloom ku amray. Markaasaa wiilashii boqorka oo dhammu wada kaceen, oo nin waluba wuxuu fuulay baqalkiisii, wayna wada carareen.

Continue reading Report error