К Евреям 12:3 ~ Cibraaniyada 12:3

picture

П одумайте о Нем, испытавшем такую вражду со стороны грешников, и это поможет вам не изнемочь душою и не потерять присутствия духа.


Haddaba ka fiirsada kii u adkaystay hadalkii ka geesta ahaa oo dembilayaasha inaydnaan daalin oo aanay nafihiinnu itaal beelin.

Continue reading Report error