Второзаконие 2:4 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 2:4

picture

Д ай народу такое повеление: “Сейчас вы будете проходить через землю ваших братьев, потомков Исава, которые живут в Сеире. Они испугаются вас, но будьте очень осторожны.


Oo adigu waxaad dadka ku amartaa oo ku tidhaahdaa, Idinku waxaad dhex martaan soohdinta walaalihiin reer Ceesaw oo Seciir deggan, oo iyana way idinka cabsan doonaan, haddaba si wanaagsan u digtoonaada,

Continue reading Report error