Плач Иеремии 1:2 ~ Baroorashadii Yeremyaah 1:2

picture

Г орько плачет она ночью, и слезы текут по ее щекам. Нет у нее утешителя среди всех возлюбленных ее, все друзья изменили ей и стали врагами.


Habeenkii aad bay u ooydaa, oo ilmadeediina dhabannaday kaga taal. Kuwii jeclaa oo dhan iyadu kama haysato mid u qalbi qaboojiya. Saaxiibbadeedii oo dhammu way wada khiyaaneeyeen, Oo waxay noqdeen cadaawayaasheedii.

Continue reading Report error