2-я Паралипоменон 23:10 ~ Taariikhdii Labaad 23:10

picture

О н поставил всех людей, каждого с оружием в руках, вокруг царя – от южной стороны дома до северной, вокруг жертвенника и дома.


Oo dadkii oo dhanna wuxuu ka dhigay in nin waluba hubkiisa gacanta ku haysto oo ay istaagaan guriga dhankiisa midig ilaa dhankiisa bidix iyo tan iyo meesha allabariga agteeda iyo guriga agtiisa, oo boqorkii bayna isku wareejiyeen.

Continue reading Report error