1-я Паралипоменон 17:24 ~ Taariikhdii Kowaad 17:24

picture

П усть утвердится, и возвеличится Твое Имя во веки, чтобы люди говорили: «Господь Сил – Бог над Израилем – есть Бог Израиля!» И дом Твоего слуги Давида утвердится пред Тобой.


Oo magacaaguna ha xoogaysto oo ha weynaado weligiis, hana la yidhaahdo, Rabbiga ciidammadu waa Ilaaha reer binu Israa'iil, isagu wuxuu Ilaah u yahay reer binu Israa'iil, oo anoo addoonkaaga Daa'uud ah reerkaygu hortaaduu ku dhisan yahay.

Continue reading Report error