4-я Царств 3:10 ~ Boqorradii Labaad 3:10

picture

Горе! − воскликнул царь Израиля. − Господь созвал нас, трех царей, чтобы отдать в руки Моава!


Markaasaa boqorkii dalka Israa'iil wuxuu yidhi, Hoogay! waayo, Rabbigu wuxuu saddexdayadan boqor isugu yeedhay inuu gacanta reer Moo'aab na geliyo.

Continue reading Report error