2-я Царств 13:33 ~ Samuu'eel Labaad 13:33

picture

П усть господин мой царь не тревожится вестью, что все сыновья царя умерли. Умер только Амнон.


Haddaba, boqorow, sayidkaygiiyow, waxan qalbiga ha ku qabsan, oo ha moodin in wiilashaadii ay wada dhinteen, laakiinse waxaa dhintay Amnoon oo keliya.

Continue reading Report error