O o wiilashiisiina kuma ay socon jidadkiisii, laakiinse waxay u leexdeen si ay faa'iido u helaan, oo intay laaluush qaateen ayay gartii qalloociyeen.
他 兒 子 不 行 他 的 道 , 貪 圖 財 利 , 收 受 賄 賂 , 屈 枉 正 直 。