Samuu'eel Kowaad 8:16 ~ 1 Samuel 8:16

picture

O o haddana wuxuu idinka qaadan doonaa raggiinna addoommada idiin ah, iyo gabdhaha addoommaha idiin ah, iyo dhallinyaradiinna ragga ugu wanaagsan, iyo dameerihiinna, markaasuu ku shaqaysan doonaa.


He will take your men servants and your women servants and the best of your cattle and your donkeys, and use them for his work.

Continue reading Report error