Samuu'eel Kowaad 8:14 ~ 1-я Царств 8:14

picture

O o wuxuu idinka qaadan doonaa beerihiinna, iyo beerihiinna canabka ah, iyo beerihiinna saytuunka ah, iyo xataa meelaha ugu wada wanaagsan, oo wuxuu siin doonaa midiidinnadiisa.


Он возьмет у вас лучшие поля, виноградники и оливковые рощи и отдаст их своим слугам.

Continue reading Report error