Samuu'eel Kowaad 8:12 ~ 1 Samuel 8:12

picture

H addana wuxuu iyaga ka dhigan doonaa saraakiil kun kun u sarreeya iyo saraakiil konton konton u sarreeya, oo qaarna beerihiisay u fali doonaan, oo u gooyn doonaan, oo waxay u samayn doonaan alaabta dagaalka, iyo alaabta gaadhifardoodkiisa.


He will appoint for himself commanders of thousands and of fifties, and some to do his plowing and to reap his harvest and to make his weapons of war and equipment for his chariots.

Continue reading Report error