Samuu'eel Kowaad 7:3 ~ 撒 母 耳 記 上 7:3

picture

M arkaasaa Samuu'eel wuxuu la hadlay reer binu Israa'iil oo dhan, oo wuxuu ku yidhi, Haddaad qalbigiinna oo dhan Rabbiga ugu soo noqotaan, de haddaba dhexdiinna ka fogeeya ilaahyada qalaad iyo Cashtarod, oo qalbiyadiinna u diyaariya Rabbiga oo keligiis u adeega; oo isna wuu idinka samatabbixin doonaa gacanta reer Falastiin.


撒 母 耳 對 以 色 列 全 家 說 : 你 們 若 一 心 歸 順 耶 和 華 , 就 要 把 外 邦 的 神 和 亞 斯 他 錄 從 你 們 中 間 除 掉 , 專 心 歸 向 耶 和 華 , 單 單 地 事 奉 他 。 他 必 救 你 們 脫 離 非 利 士 人 的 手 。

Continue reading Report error