Samuu'eel Kowaad 6:12 ~ 撒 母 耳 記 上 6:12

picture

S acihiina waxay qaadeen jidkii toosnaa oo Beytshemesh, oo waxay tageen xagga jidkii weynaa iyagoo sii bunaaxinaya intii ay sii socdeen, oo midig iyo bidix toona uma ay leexan, oo madaxdii reer Falastiinna way daba socdeen ilaa soohdintii Beytshemesh.


牛 直 行 大 道 , 往 伯 示 麥 去 , 一 面 走 一 面 叫 , 不 偏 左 右 。 非 利 士 的 首 領 跟 在 後 面 , 直 到 伯 示 麥 的 境 界 。

Continue reading Report error