Samuu'eel Kowaad 5:8 ~ ﺻﻤﻮﺋﻴﻞ ﺍﻷﻭﻝ 5:8

picture

S idaas daraaddeed waxay u cid dirteen oo soo urursadeen madaxdii reer Falastiin oo dhan, oo waxay yidhaahdeen, War maxaynu ku samaynaa sanduuqa Ilaaha reer binu Israa'iil? Oo iyana waxay ugu jawaabeen, Sanduuqii Ilaaha reer binu Israa'iil ha lagu soo wareejiyo Gad. Oo iyana sanduuqii Ilaaha reer binu Israa'iil halkaasay ku soo wareejiyeen.


فَدَعَا أهلُ أشدُودَ حُكّامَ الفِلِسْطِيِّينَ الخَمسَةَ لِلاجتِماعِ مَعاً. وَسَألُوهُمْ: «ماذا يَنبَغِي عَلَينا أنْ نَفعَلَ بِصُنْدُوقِ عَهدِ إلَهِ إسْرائِيلَ؟» فَأجابَ الحُكّامُ: «انقُلُوا صُنْدُوقَ عَهدِ إسْرائِيلَ إلَى جَتَّ.» فَنَقَلَ الفِلِسْطِيُّونَ صُنْدُوقَ اللهِ.

Continue reading Report error