Samuu'eel Kowaad 5:4 ~ 1 Самуїлова 5:4

picture

O o haddana markay subaxdii dambe aroor hore kaceen, waxay arkeen Daagoon oo wejiga ugu dhacay sanduuqii Rabbiga hortiisa; oo Daagoon madaxiisii iyo labadiisii gacmoodba way ka go'naayeen oo waxay ku dhaceen marinka, oo Daagoon waxaa u hadhay gumudkii oo keliya.


А наступного дня повставали вони рано, аж ось Даґон лежить ницьма на землі перед Господнім ковчегом! А Даґонова голова та обидві долоні рук його лежать відтяті на порозі, тільки тулуб Даґонів позостав при ньому.

Continue reading Report error