Samuu'eel Kowaad 5:3 ~ 1 Самуїлова 5:3

picture

O o maalintii dambe markii kuwii reer Ashdood aroor hore kaceen waxay arkeen Daagoon oo wejiga ugu dhacay sanduuqii Rabbiga hortiisa. Markaasay Daagoon qaadeen oo meeshiisii qotomiyeen.


А другого дня вранці повставали ашдодяни, аж ось Даґон лежить ницьма на землі перед Господнім ковчегом! І взяли вони Даґона, і поставили його на його місце.

Continue reading Report error