O o dadkii aan dhimanna waxaa lagu dhuftay kasoobaxyo, oo magaalada qayladeediina waxay u baxday xagga samada.
And the men who did not die were stricken with the tumors, and the cry of the city went up to heaven.